dayax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ife samada sare ku sugan, qooraxda iftiin ka qaata, habeenno dhulka ifiya oo bishii hal mar dhulka ku wareega. 2. Caddo.

caddo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dayaxa labadiisa toddobaad ee hore. 2. Habayn dayax leh.