dawacoQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:1. Dugaag hilib ku noolka ka mid ah, eyga u eg kase yar oo ariga laaya. 2. Dawacada midkeeda dheddig. ld dacawo, dayo¹ (2).