dedidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ded². ld dadid, ded¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dedQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld dad 1. Shey dusha laga saaro ama lagu daboolo wax feydan. 2. ld dedid.Wax feydan, shey dusha ka saarid ama ku daboolid. ld dad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dadidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dedid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0