waab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bad, m.l/waab, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Dhis yar oo la harsado. 2. Dhis dadka buka la jiifiyo ama lagu daweeyo. 3. Hoose birta lagu tumo.
  2. Geed, dhisme aan hoos fiican lahayn wax korka kaga dedid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur