dhammayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhammee. ld dhammays.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhammee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax ebyid. 2. Cunto, cabbitaan iwm laasad. 3. Wax xasuuqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhammays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dh. ah: ilmo shinkiisii ku dhashay. 2. Dh. ah: qof laxaad weyn. 3. ld dhammayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur