dhammaysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dh. ah: ilmo shinkiisii ku dhashay. 2. Dh. ah: qof laxaad weyn. 3. ld dhammayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ahQaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4Macnaha:(yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.ld aah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhammaynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhammee. ld dhammays.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0