dhawaaqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhawaaq³. ld dhawaaq¹ (2).

dhawaaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cod dheer oo afka laga yiraahdo; qaylo; (muus.) dh. muusiqada. 2. ld dhawaaqid.
  2. (nax.) Habka ku dhawaaqidda xaraf ama erey.
  3. 1. Cod dheer afka ka dhihid. 2. Ku dh.: wax cusub sheegid.