dhawraarinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Wax, wax kale gaashaan dhibaato uga ah. ld dhawraarimo.eeg dhawraari.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dhawraarimoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dhawraarin¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dhawraariQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Wax dhawraarin u samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00