yacay

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geedo yaryar iwm oo dhawraarin ahaan gogosha iyo dhulka la kala dhexgeliyo; asgogol.
  2. Guri yacay dhigid.