dhay

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Lega xoolaha oo la kala baray barkii. 2. Dh. ah: meel bannaan oo aan geedo lahayn. 3. Dh. ah: meel biyo qabatin leh oo beerashada ku wanaagsan. 4. ld dhayid.
  2. 1. Dh. ah: caano markaa la lisay oo aan weli suusacin. 2. Dh. ah: badar saafi ah oo sabuulkii laga sukulay. ld dhaay.
  3. Geed nagaar yar, laammo aan lahayn oo caleemo balballaaran oo xooluhu cunaan leh.
  4. 1. Nafley cadho qabto daweyn. 2. Boog iwm daawo marin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ah

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Macnaha:

  1. (yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.
  2. ld aah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhayid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhay4. ld dhaymo (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaay

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhay².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur