dheecaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-aamo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld dhacaan¹.
  2. ld dhacaan³.

dhacaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-aamo, m.dh)

Macnaha:

  1. Hoore layiig ah oo ka yimaada nabar ama dhaawac gaaray oogada noole. ld dheecaan¹.
  2. (baay.) Hab hawleed uu qanjir dhiigga ama dhacaanka soohyada wax kala soo baxo oo kaddib u beddel kiimikaad ku sameeyo si uu u soo saaro walax lagu isticmaali karo jirka dheexdiisa ama dibedda looga saarayo.
  3. Oogada noole nabar ama dhaawac gaaray awgeed hoore layiig ah ka imaansho. ld dheecaan².