dhexee
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2
Isrogrogga: (-xeeyay, -xaysay)
Macnaha:
- 1. (f.g) Weel waxa ku jira badh ka dhigid. 2. (f.mg) U dh.: wax aan cidi gaar u lahayn ahaansho.
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2
Isrogrogga: (-xeeyay, -xaysay)
Macnaha: