dabeec

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld dabci¹. 2. Xiriir ka dhexeeya laba qof ama ka badan oo saaxiib ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dabci

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hab la dhaqanka dad ee qof leeyahay; baxaalli, abuur. ld dabeec (1), dabeecad (1), dabeeco, dabiicad.
  2. ld debci².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur