dhool
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-llo, m.dh)
Macnaha:
- Foodda sare, oo cad ee daruur da'aysa.
- 1. Ilkaha foolasha iyo miciyaha u dhexeeya midkooda. 2. Masaar yar oo geedaha yaryar lagu gooyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

