dhibib

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhibiib¹.
  2. (daaw.) Xaalad daran oo si kedis ah qof ugu dhacda, sida badanna saameysa dhinac dhan oo jirka ka mid ah, waxaana keena dhiigga oo ka kala go'a qayb ka mid ah maskaxda.
  3. ld dhibiib².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhibiib

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Suuxdinta ku timaadda qof dhiig badani ka baxay, dhiigbax. 2. ld dhibiibid. ld dhibib¹.
  2. Qof dhiig badani ka baxay suuxid. ld dhibib³.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur