dhisidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhis³. ld dhis¹ (3), dhisniin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dh. ah: harag iwm la togay. 2. ld dhigid.Qoryaha, sarabka iwm ee guryaha qaarkood lagu dhiso.1. Aqal, dugsi, iwm samayn. 2. Xubno dowlad cusub magcaabid. 3. Qoys cusub asaasid. 4. Harag qoyan ama wax la mid ah inta la kala bixiyo engejin. 5. Qof qurxin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhisniinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dhisid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0