dhugQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Maan; caqli. 2. (sh.r) Cod lagu muujiyo shalaqa. 3. Nishaab fiican. 4. ld dhugato.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Awoodda garashada ee qof leeyahay.1. Maalinta la joogo. 2. M.ta: beriga. 3. M.ta layl: maalinta oo idil. 4. M.tii saddexaad: maalintii saddexaad. 5. M.tii hore: maalmihii la soo dhaafay. ld maantay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
caqliQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo/cuquul, m.dh)Macnaha:Awood binu'aadanka u gaar ah oo ay wax ku kala gartaan; garaad. ld aqli.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhugatoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Cudur geela sambabbada kaga dhaca oo qufac badan leh. ld dhug (4), dhugmo (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0