dhuuQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-uuyo, m.dh)Macnaha:Harag jilicsan oo waayadii hore dhar laga dhigan jiray. ld dhugi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhugiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Harag ari oo sida maro loo tolay. ld dhuu.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0