dhuun
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Caano si aad ah u suusacay. 2. Malax. 3. Dh.kayga, dh.kaaga iwm: naftayda, naftaada iwm.
- 1. Tuubada cuntada caloosha geysa; hunguri. 2. Bir, caag iwm dhexda ka daloola, oo hooraha lagu nuugo. 3. Jid toosan oo dhuuban.

