dibQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bab, m.l)Macnaha:Dhabarka xoolaha qaarkiisa danbe (hilib). ld dub¹.1. Gadaal. 2. Ka 0 d./kadd.: xagga dambe ka xiga.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gadaalQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Docda dhabarka ku aaddan; xagga dambe; dib.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dubQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bab, m.l)Macnaha:1. Maqaar, harag iwm. 2. Qolof adag oo ay dusha ku yeeshaan geedaha ama miraha qaarkood.ld dib¹.(c.nafl.) Qaybta adag ee weliba ah lakabka ugu hooseeya ee aragga lafdhabarleyda. Lakabka kale waad.ka bare. Haraggu wuxuu ka koobanyahay nudo isku xidhayaal miiqan, kuwaas oo ay ku dhex jiraan dhuumaha dhiiggu, (dhammaadka dareenwadka iyo naasleyda) goonka tina ah, qanjidhada dufanka iyo narinnada dhididka.Hilib iwm dab ku solid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0