digsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.l)Macnaha:Weel macdan ka samaysan, af ballaaran leh oo cunnada lagu karsado; sufriyo. ld disti.