diid
Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-day, -dday)
Macnaha:
- Codsi, amar, siismo, iwm ku gacan sayrid.
- Wareer lala dhaco tamardarro awgeed.
- Tamardarro awgeed la dhicid (qof).
Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-day, -dday)
Macnaha: