asii
Qaabnax: Xiriiriye | Conjunction
Macnaha:
- (nax.) 1. Erey lagu xiriiriyo laba weer aan xor ahayn; “oo”. Tus. “Haddaan lacag siiyo asii diido, maxaan sameynayaa?” 2. Erey lagu xiriiriyo laba weer xor ah; “-na”. Tus. “Lagac baan siiyay asuu diiday”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

