duriQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:Asal; fir; hidde.Hargabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
asalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Halka ay wax ka soo unkamaan; isir. 2. ld asali.Qolofta ama xididdada dhirta qaarkood oo dhacaankeeda wax lagu magdeeyo ama lagu xooleeyo.Wax midab u yeelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
firQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cagaarka ka soo baxa meel laga guuray; fuf.1. Taxanaha abtirsiimada ee laga soo askumay. 2. Cagaarka ugu horreeya ee geedaha ka soo baxa. ld firfir¹.1. Timo, caw iwm feerid. 2. Geedo cagaar yar bixin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
hiddeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Soo yaal fil weyn oo la iska dhexlo oo ummad gaar ahi leedahay. ld hiddo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
hargabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hargab³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00