duufaan

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Dabayl xoog leh, roob wadata oo waxyeello dhulka gaarsiisa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur