duwQaabnax: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1Isrogrogga: (-uway, -uday; f.a: du')Macnaha:1. (f.g) Wax leexin. 2. (f.g) Cid wax tusid. 3. (f.mg) Ku d.: wax meeshii lala rabay ku toosin; aadsiin; ku leexin. 4. (f.mg) Iskud./isud.: wax isku dubbarrid.