eynaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (bot.) Geed leh caleemo yaryar, qodxo gaagaaban, ur silloon iyo asal guduudan; tarraxo. ld eynood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tarraxo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Geed yar oo asal wanaagsan laga helo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

eynood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld eynaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur