gool
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-lal, m.l)
Macnaha:
- Ciyaaraha kubbadda dhibcaha lagu tartamayo oo middood la helo.
- 1. Ciyaarta godadowga afar xabbadood oo isku god ku jira. 2. Awr buuran. 3. Waraaqaha maraakiibta iyo dayaaradaha ay u adeegsadaan safarra- dooda.
- 1. Libaax dheddig. 2. Neef dheddig oo buuran. 3. Neef dheddig oo rimay la'aan ku weynaaday.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

