eyni

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cumri; qeyr; da'.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cumri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cimri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qeyr

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Laba nafley ama ka badan oo d'adooda isku mid tahay. 2. Khayr. ld qayr.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur