amar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro/awaamiir, m.dh)
Macnaha:
- 1. Erey ama weer cid lagu farayo inay hawl fuliso. 2. Dhibaato weyn. 3. Kibir iyo qab weyni wadajira. 4. A. Alle: maqaadir Alle.
- Qof hawl inuu fuliyo farid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro/awaamiir, m.dh)
Macnaha: