faahfaahQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:F. ah: sii caddays (hadal iwm); waxkasheeg; faallo.Lamidka: waxkasheeg, faalloSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
faalloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Faahfaahin lagaga hadlayo dhacdo, meel, wax iwm. ld faalle.Lamidka: faalleSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00