faanid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg faan³.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hadal aan dhab ahayn oo cid lagu ammaano.
  2. 1. Ilig dheer. 2. Foolasha maroodiga ee dhaadheer midkood.
  3. Hadal aan dhab ahayn isku ammaanid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur