iskudhis
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-syo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Ku faanidda darajo ama hanti ee qof kale leeyahay. 2. Laba curiye ama ka badan oo si falgal kiimikeed isugu taga.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

