fag

Qaabnax: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone

Macnaha:

  1. F. dheh: orod.
  2. Dhul si aan dheereyn u qodid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

orod

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Lugaha oo si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud loo qaado; roor.
  2. Lugaha si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud u qaadid; roorid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur