orod
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Lugaha oo si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud loo qaado; roor.
- Lugaha si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud u qaadid; roorid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

