faquuqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Takoor; karatiil; karaantiil. 2. ld faquuqid.Wax ama qof takoorid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
takoorQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Wax gardarro lagu qaato ama lagu doono. 2. Inta kale wax ka baxsan, ka soocan. 3. vr. takoorid.(bul.) Hab lagu kala kaxeeyo dad kala jinsi, diin, midab, iwm.Qof dad kale ka soocid jirro ama sabab kale awgeed.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
faquuqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg faquuq². ld faquuq¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0