faraxalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Biyo yar oo faraha lagu dhaqo. ld faradhaq¹, farammayr.Cid gacmo u dhaqid. ld faradhaq².