fardo

Qaabnax: m.l.w

Macnaha:

  1. eeg faras.

faras

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rdo/-rso, m.l)

Macnaha:

  1. 1. (c.nafl.) Naasley qurxan, dheereysa, afar addin leh, guudka iyo qanaanta halab dheer oo jilicsan ku leh oo loo adeegasado fuulidda, rarashada iyo falashada beeraha. 2. Fardaha kooda lab.