aalad
Qaabnax: m.d
Isrogrogga: (-do, m.dh)
Macnaha:
- 1. Qalab mashiin leh oo wax lagu qabsan karo. Tus. “Kombiyuutarku waa ±a. cusub oo cilmibaarista fududaysay”. 2. Qalab lagu dagaallamo; hub. 3. Qalabka dumarku ay qaataan ee isku qurxiyaan mid ka mid ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

