qashQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Geedo yar oo isku baxay; fuur. 2. Q. ah: cunto si xun loo karshay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
fuurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Geed gaab aad u baxay oo dhulka qariyey. 2. Wax dhulka ka soo fooca. 3. F. ah: caano dhanaanay oo intii faarka ahayd kor soo martay.1. Dibirid. 2. Dhulka ka soo foocid. 3. Caano dhanaan awgeed faar kor soo marid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00