gaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax xooggan oo adkaysi leh. 2. Geel aan irmaanayn. 3. G. ah: wax aad u badan.