gabalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gobol.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gobolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:1. Qayb, cad. 2. Qaybaha dal u qaybsan yahay middood. ld gabal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0