maro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin/-ryo, m.l)

Macnaha:

  1. Gabal dhar ah.
  2. 1. (f.g) Naas geel maraq ku marasho. 2. (f.mg) Weel wax aan wax ku jirin noqosho. 3. (f.mg) Ku m.: dhar, xarig iwm meel ku duubasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur