garanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Hu'hoosaad qafiif ah oo shaatiga laga hoos gashado si uu dhididka uga ilaaliy.Wax qaarka hore midab ku leh ahaansho (ri').+Ku dar▲0▼0