ged

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Dhaqanka iyo baxaalliga qof leeyahay; dabeecad. 2. G.diisa: caadadiis.

dabeecad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld dabci (1). 2. Noolaha iyo ma noolaha Eebbe ku abuuray dunida guudkeeda oo dhan.

g

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ga') Xarafka toddobaad ee xuruufta afka soomaliga, ahna shibbane.