gaddiQaabnax: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2Isrogrogga: (-iyay, -diday/-isay; -iyi)Macnaha:ld geddi².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
geddiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:1. Webi, tog, iwm labadooda dhinac mid ka mid ah; daan; geb.1. Wax afrogid. 2. Is g.: wax laysku ogaa wax ka baddalan muujin. ld gadd.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0