Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg go'². ld go'niin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-'yaal, m.l/dh)
Macnaha:
1. Maro aan afka isaga tolnayn oo raggu xirto ama huwado. 2. Gabal; cad.
1. Wax meel ka jarmid. 2. Dhimasho. 3. Wax wada jiray qaar, goonni uga soocmid. 4. U g.: niyadda wada siin. 5. Biyo iwm meel ka dhammmaansho. 5. Caano baqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur