godin
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-dmo, ml.)
Macnaha:
- 1. ld godimmo, gudimmo, gudin. Qalab bir ah oo faaska ka yar oo leh daab gaaban oo qori ah oo geedaha lagu jaro. 2. Xiddigaha raqaha loo yaqaan kuwa ugu horreeya. 3. ld godan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

