masaarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ro, m.l)Macnaha:Qalab ka kooban daab iyo bir af leh oo geedaha iwm lagu gooyo; godin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
godinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-dmo, ml.)Macnaha:1. ld godimmo, gudimmo, gudin. Qalab bir ah oo faaska ka yar oo leh daab gaaban oo qori ah oo geedaha lagu jaro. 2. Xiddigaha raqaha loo yaqaan kuwa ugu horreeya. 3. ld godan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00