koosaarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Hilib, caano, subag iwm oo cuntada la cunayo lagu iidaanto. ld goosaar¹.Cunto iidaan ku darid. ld goosaar².